Dagaal ka dhacay degmada Buur-hakaba iyo Khasaare badan oo ka dhashay

Afar askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Koonfur-Galbeed ayaa ku dhintay iska hor-imaad ka dhacay degmada Buurhaba ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa u dhexeeyey ciidan ka wada tirsan maamulka Koonfur-Galbeed oo ku wada sugnaa degmadaas. Sida wararku sheegayaan iska horimaadkan ayaa bilowday markii ciidamo hubeysan ay weerareen bar kontrol oo ku taalla degmada Buur-hakaba iyagoo … Continue reading Dagaal ka dhacay degmada Buur-hakaba iyo Khasaare badan oo ka dhashay